Maxkamada G/Banaadir oo markii labaad dhegeysatay kiiska dilkii Axmed dowlo (Sawirro)

Maxkamada gobolka Benaadir ayaa maanta markii labaad dib u celisay dacwadii lagu soo oogay dadkii ka dambeeyay dilkii naxdinta lahaa ee nolosha lagu gubay Marxuum Axmed Mukhtar Saalax (Axmed dowllo) oo Septembar 2018 lagu dilay xaafada Jungal, degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. Waxaa maxkamadda markii labaad la hor keenay lix eedeysane oo isugu jira haween … Continue reading Maxkamada G/Banaadir oo markii labaad dhegeysatay kiiska dilkii Axmed dowlo (Sawirro)